Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Wednesday, 1 May 2024

WARARKA MAANTA

Dawlada Mareykanka oo soo saartay warbixin la xariirta al- qaacida oo somaaliya joogta

Saturday - Feb 9, 2008

Dawlada mareykanka aya dhawaan soo saartay warbixin ay ku tilmaameyso in soomaaliya ay ku sugantahay kooxo ka tirsan al-qaacida oo dagaalo ka wada magaalada mogadisho

Warkii oo dhan

Amiin Caamir oo soo bandhigay farshaxan gacmeed oo laga calool xumaaday

Saturday - Feb 9, 2008

farshaxanka weyn ee amiin caamir ayaa soo bandhigay masawir qofkii arka u ka calool xumaanayo oo ku eedeynaya kooxda al-shabaab falalka ay ka wadan dalka soomaaliya

Warkii oo dhan

Maxamed dheere oo sarakiil ciidankiisa ka mid ah ka xayuubiyey darajadi ay siteen

Saturday - Feb 9, 2008

gudoomiyaha gobolka banadir ahna duqa magalada ayaa goob ayey isugu yimaadeen sarakiisha degaanka xamar garadadi uga xayuubiyey dhawr sarakiil oo lagu eedeeyey iney

Warkii oo dhan

Haweyney somaali oo afduub is ku deydey

Friday - Feb 8, 2008

 sida wararka caalamka maanta ay soo tabinayaan waxaa la sheegaya in haweyney asalkeedu ka soo jeedo dalka soomaaliya ay isku daydey iney mindi ay wadatay ku

Warkii oo dhan

Al-shabaab oo sheegatay iney ka dambeysey qaraxi bosaaso

Friday - Feb 8, 2008

 kooxda al- shabaab nin u hadlay aya sheegay iney ka dambeeyen qaraxi ka dhacay magaalada boosaaso ee puntlaand oo ay ku dhinteen illa 25 ruux oo badankood

Warkii oo dhan

Col. Xussen Gorgor oo la toogtay

Friday - Feb 8, 2008

waxa shalay galabnimo tuulada yaaq-bariweyne ee ka tirsan demada wanle weyn lagu toogtay sarkal sare oo ka tirsan ciidamada dawlada faderaalka.

Warkii oo dhan

dagaal kharaar oo ka socda gol

Thursday - Feb 7, 2008

war saaka aan ka helnay galdagob waxuu sheegaya in degmada galdagob u ka socdo dagaal u

Warkii oo dhan

China donates 500,000 USD to Somalia

Tuesday - January 22, 2008

NAIROBI, Jan 22, 2008 (Xinhua via COMTEX) Chinese government donated 500,000 U.S. dollars humanitarian aid to Somalia through the World Health Organization (WHO)

Warkii oo dhan

Mortar Attack on Somali Presidential Palace

Sunday - January 20, 2008

Somalia's presidential palace has come under mortar attack, shortly after the country's prime minister arrived at the compound.

Warkii oo dhan

Beelo lagu heshiisiiyay gobolka Mudug

Saturday - January 19, 2008

Kulan balaaran oo lagu heshiisiinayo beelo wada Gobolka Mudug ayaa lagu qabtay Deegaanka Beyra, waxaana kulankan soo agaasimay odayaal iyo waxgarad uu horkacayo

Warkii oo dhan

Dawladda Itoobiya iyo Jaamacada Carabta

Wednesday - January 16, 2008

Dawladda Itoobiya oo si saraaxad leh ugu sheegtay Dipolomasiinta jaamacda carabta ineysan ka soo baxeeyn soomaaliya. Wasiirka arimaha dibada ee itoobiyo waxa u sheegay

Warkii oo dhan

Ciidamada D. Najeeriya oo Mogdisho ku soo fooleh.

Wednesday - January 16, 2008

Ciidamada Najeeriya oo Tababarki u gaar ahaa u dhamaaday aya la filaya iney biisha soo socota dhamaadkeeda soo galaan soomaaliya, waxaana wararka loo badinaya iney

Warkii oo dhan

madaxweynaha soomaaliya oo ku si jeeda dalkiisa

Wednesday - January 16, 2008

Col.cabdulaahi madaxweynaha soomaaliya oo ku si jeeda dalkiisa Warar aan ka soo xiganay siyaasiyiin la socota madaxweyne cabdulaahi yusuf wxay sheegayaan in todobaadka

Warkii oo dhan

Qatar keep hoop dreams alive

Tuesday - December 4, 2007

Qatar lived on their nerves to cap a memorable sporting night by reaching the semifinals of the men’s basketball competition with a nailbiting win over Chinese Taipei.

Warkii oo dhan

Somali president hospitalised

Tuesday - December 4, 2007

NAIROBI (AFP) — Somali President Abdullahi Yusuf Ahmed was hospitalised in the Kenyan capital Nairobi on Tuesday, amid conflicting reports on the seriousness of

Warkii oo dhan