Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Friday, 29 March 2024

Muqdisho: Hooyga Wasiirka Gaashaandhiga DF oo xalay la weeraray.

Thursday - Feb 28, 2008

Sida ay sheegtay Guddoomiyaha maamulka degmada C/casiis Marwo Sacdiyo Cabdi Gacal rag hubeysan ayaa xalay weerar ku qaaday guriga uu degmadaasi ka degan yahay Wasiirka Gaashaandhiga Dowlada KMG ah Mudane Muxyadiin Xaaji.