Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Thursday, 28 March 2024

Muqdisho: Guddoomiye K/xigeenkii Shibis oo xalay la dilay.

Thursday - Feb 28, 2008

Kooxo hubeysan ayaa xalay ku toogtay gudaha degmada Shibis Guddoomiye K/xigeenkii degmadaasi Marxuum C/laahi Xaaji Max'ed Kajaale. Sida uu xaqiijiyay Guddoomiyaha degmada Shibis Mudane Max'ed Cali Filfil kooxo ku hubeysneed Baskoolado ayaa dilay Guddoomiye K/xigeenkii degmadaasi.