Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Thursday, 18 April 2024

Sen. Hillary Oo Frig- firigleynesa Iyo Sen. Obama Oo Doonaya Inu Beri Dhaliyo GooL

Monday - March 3, 2008

Sen. Hillaray iyo odageeda Mr Kilinton oo wada xaydxeydashadi ugu dambeysey ee ay ku soo qaban lahaayeen dibcaha guusha u ku horeyo Sen. Obama waxay bilaabeen iney ciyaaraan taatikooyin cusub oo ay ku lagdaan senetarkaas xawliga ku socda.