Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Friday, 19 April 2024

Goombaarti Qaawaneyd Ayaan Xirsi Ee Aan Dharka Xiran Aqoon Oo Socdaal-keedi Kufri La Qooqa Baqdin Awgeed Ka Baaqatay

Tuesday - April 4, 2017


Wararka caalamka ayaa baahisay in Ayaan Xirsi Cali oo halgankeeda ku dhisnaa la war-wareega olole dacaayadeed iyo aflagaadada fayriska ah ay ku jilayso diinta islaamka iyo nabi Maxamad CSW oo markasta gaaladu si gaara u buun-buuniso, ayaa hadda la sheegay iney joojisay socdaalo ay ku kala bixin-lahayd dalalka Ausralia iyo New Zealand, taaso sida la yiri ay ugu wacan-tahay baqdin ka ay qabto in halkaas lagu dilo. waxayna ujeedada safarkeeda u la xariiray in dalalkaas si wacan isu barto una rarto maraakiib been ah oo ay wax kaga sheegeyso diinta islaamka

Ayaan Xirsi inkaari ku biirtay xishood laga dhaarshay oo ku darsatay akhlaaq-xumo iyo dhaqan xumida, isla markaana xqiiqada diinta islaamka og laakiin isha iska rideysa, ayey haddana caado ka dhigatay aflagaadada iyo duqeynta dhaqanka diinta islamka, laakiin waa la huba iney mar un aduun iyo aakhiraba dhadhamin-doonto xanuun aad u daran.
Dadka yaqaana sina qabaaley Ayaan Xirsi waxay ku tilmaameen iney hadda ku jirto xaalad ay ku daremeyso culeys nafsaani ah, waxay kalo ku sheegeen in suyuca ka soo uraaya u wadnaha ku go'ayo, waxaana u si dheer xanuunka: "histrionic personality disorder, oo ah xanuunka dhibirka waalida. 
   --------------------------------------------------
- Xumaan ka nasahan Nabigu
- ilaah baa nuur dul-dhigay
- Ayaan Xirsi warkeeda nuxurka daran
- Caqligu wada naafo yahay 
 - Rumaynay Rabow Romeynay
- Rugtu dagay nagu hagaaji
- Rafiiqana nooga yeel
- Naraaci Rasuulkayaga
- Ibleyska sharcigiisa iyo sheydaanka naga xijaab
- Sharaftaad nagu beertay iyo islaanimo nagu shakaal