Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Tuesday, 23 April 2024

Wadahadalkii Galmudug Oo Fashalmay Iyo Eeda Oo Dusha Loo Saaray Dawlada Fedaraalka

Thursday - September 28, 2017


Cadaado- Warar goor dhaweyd soo gaaray galdogob Times ayaa lagu sheegay in magaalada Cadaado wada-hadaladi ka socday ay fashalmeen oo lagu kala tagaay, waxaana la tilmaamay in xildhibaanadi dhex-dhexaadinta u tagay cadaado ay qabteen shir jaraaid iyago ku dhawaaqay inu fashilmay dadaalkii ay ku dhex-dheaadinayeen labada garab ee maamulka

Xildibaanada fedaraalka ee halkaa ku sugan ayaa shirkoodi jaraaiid oo ay maanta qabteen ku sheegeen in faragalin ka timid xaga dhwlada dhex ay keentay in wadahadalkii fashalmo oo arinti cirka isku si shareerto, waxayse hadalkooda intaa raaciyeen in wixii dhib ah ee ka dhaca Cadaado ay fedaraalka masuuliyadeeda qaadayaan.