Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Friday, 29 March 2024

Midowga Ganacsatada oo manta kulan la yeelanaya arrimaha suuqa Bakaaraha.

Tuesday - March 11, 2008

 Mogadisho-Midowga ganacsatada gobolkan Banaadir ayaa manta la filayaa in ay kulan ka yeeshaan arrimihii ka dhacay suuqa Bakaaraha iyo sidii looga gaashaaman lahaa in mar kale ay dhacaan.