Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Tuesday, 16 April 2024

Sen. Baraaka Obaama oo ka Hadlay soo Jeedinti Sen. Hilarey

Tuesday - March 11, 2008

Mississippi- Senator Obaama oo ololihiisa ka wata gobolka mississippi oo maanta oo talaado ah u dhaqaaqday cod bixin aya shaaca ka qaaday in Gabadha u ordeysa Guriga Cad ee Sen. Hilarey ay ku hadashay hadalo aan iswaafaqsaneyn oo ay ula jeedo xeelad iyo  khiyaamo taaso ay soo jeedisay inaan u noqdo tartanka guud ee novembar ku xigeen.