Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Tuesday, 16 April 2024

Madaxweynaha Masar oo Sheegay in Ciidamada Itoobiyaanka ay Soomaaliya ka Wadaan Barakicin

Wednesday - March 19, 2008

 Qaahira : Madaxweynaha dalka Masar Maxamed Husni Mubarak oo khudbad ka jeediyay munaasabad lagu weyneynayay Mowlidka Nabiga (NNH) oo lugu qabtay magaalada Qaahira ee xurunta dalka Masar ayaa wuxuu sheegay in ay diinta islaamku tahay Diin nabadeed ayana daliil u tahay salaanta Islaamka oo ku bilaabaneysa "Aslaamu caleykum" wuxuuna sheegay in ay ka been sheegeen kuwa sheegaya Diinta islaamka in ay tahay Diin Dagaal .