Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Thursday, 28 March 2024

Xasan Xaad iyo Odayaashiisa Dhaqanka oo Maanta La Gudoonsiyey Dukumenti lagu Raadinaayo Heshiis

Sunday - March 23, 2008

 Mogadisho-  warar dheeraad ah ayaa ka soo baxay shirkii maanta ku dhemaray Risal Wasaaraha Nuur Cade iyo xubno ka tirsan  golaha dhaqanka hawiye garabka xaad  oo ku dhacay xaruunta ciidamada ee xalane oo hadda u ah saldhig ciidamada Ugaandha.