Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Thursday, 28 March 2024

Ciidamo Itoobiyaan ah oo Saaka Gaaray Degmooyinka Shabeelada Hoose

Monday - March 24, 2008

Marka : Cutubyo Itoobiyaan ah oo si lixaad leh u hubeysan ayaa saaka waxay tageen  Magaalada Marka ee Gobolka shabeelaha hoose , cutubyadaas oo saarnaa gawaarida dagaalka waxay markoodi hore ka soo baxeen degmada afgoye iyagoo si socodkoodi sii maray demada shalaanbood.