Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Friday, 29 March 2024

Dawo Bakhiilka ka Dhigeysa Kariim oo la soo Saaray

Monday - March 24, 2008

Washinton: ilaahay ma jecla bakhiilka oo in badan ayuu quraankiisa ku xusay ugana digay cawaaqib xumada ay u leedahay bukhliga adoomadiisa caabuda, sido kale nabi maxamed (csw) waxuu axaadistiisa noogu sheegay in bukhliga u yahay wax xun oo qofka aakhiro naarta u horseedikara.