Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Wednesday, 24 April 2024

Dalka oo la Galindoono 3 Bilood oo Xukun Deg Deg ah

Wednesday - March 26, 2008

Mogadisho: Warar loo qaateen ah oo aan ka helnay mid ka mid ah kuwa noga soo xog warama magaalada caasimada mogadisho ayaa sheegaya in madaxweyne cabdulaahi yuusuf u socdaal gaaban oo sadex cisho ah isku diyaarinayo inu ku tago magaalada baydhabo ee gobolka bay , ahna xarunta labaad ee fadhiga u ah madaxweynahaas.