Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Friday, 29 March 2024

G.Hore ee Barlamaanka Sh..Xasan iyo Gudomiyihi Maxkamadaha Sheekh Sharif oo Nairoobi ku soo Fool Leh

Wednesday - March 26, 2008

Nairoobi : war iminka naga soo gaaray magaaladda nairoobi ayaa tilmaamaya in wafdi ka socda mucaaradka asmara oo ay kala hogaaminayaan Guddmiyihi hore barlamaanka sheekh xasan iyo gudoomiyihii maxkamadaha sheekh shariif ayaa la filaaya iney garoonka dayaaradaha ee nairoobi ka soo dagaan illa beri iyo wixi ka dambeya.