Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Saturday, 20 April 2024

Ciidamada Soomaalida Maamulkooda Iyo Hawlgaladooda oo Lagu Wareejiyey Gaashaandhiga Itoobiya

Wednesday - April 2, 2008

Mogadisho: Waxaa si fiican loo meel mariyey in ciidamada soomaaliyeed hawlgaladooda iyo maamulkoodaba la hoos geeyo taliska sare ee ciidamada itoobiya iyadoo wixi carbis iyo tababarna ay ku soo qaadandoonaan xeerooyin ku yaala magaalooyin ka mid ah cariga itoobiya sida godey iyo adis-ababa.