Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Saturday, 20 April 2024

General C. Qaybdiid Iyo Maxamed Dheere Oo Murankii Dhexdooda Dhamaan La'

Wednesday - April 2, 2008

Mogdisho: Warar xog ogaal ah oo ka soo baxaya dhinaca madaxtooyada ayaa sheegaya in madaxweynaha cabdulaahi yuusuf u nervoso ku noqday muranka iyo colaada joogtada ah ee u dhaxeysa taliya ciidanka boliska general cabdi qaybdiid iyo gudoomiyaha gobolka banadiir taaso sida la tilmaamayo maalinba maalinta ka dambeysa is colaadintooda si kordheyso.