Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Saturday, 20 April 2024

Dagaal Kadis Ah Oo ka Dhacay Degmada Cadaado

Thursday - April 3, 2008

Mogadisho : War aan ka soo xiganay odayaal daneeya degaankaas oo ku sugan mogadisho ayaa ka wareysanay dagaalada ka dhacay degaankaas cadaado oo dad ku dhinteen. waxayna no sheegen in dhib halkaas ka dhacay oo niman dhaliyaro ah lagu laayey, laakiin waxay xuseen in weli xaqiiqo dhab ah aan lahayn sida wax u dhaceen iyo ciida ka dambeysey.