Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Thursday, 18 April 2024

Baarlamaanka Jamhuuriyada Ingushetia Oo Diiday Mooshin lagu Joojinayo Masaafada Dumarka Guur Awgiis

Thursday - April 3, 2008

Ingushetie(magas): Baarlamaanka Jamhuuriyada Ingushetia oo ka tirsan jamhuuriyaadka Raashiya ayaa gaashanka ku dhuftay mooshin la horkeenay oo diidaya caadada dumarka lala baxsado guursi awgiis, caadadaas oo ah mid ay ku dhaqmaan dadyawga dalkaas oo muddo soconeysey.