Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Friday, 29 March 2024

IIraan Iyo Duqeynta Lala Damacsanyahay

Saturday - April 5, 2008

Israaiil-Telaviv : Masuuliinta Israaiil ayaa madaxda mareykanka ee sare ku dirqineysa in iiraan xaruumaha ay ku sameysato hubka halista laga burburiyo, arintaaso ay aad ugala xaajoodeen markii u booqasho ku marayey madaxweyne ku xigeenka mareykanka Dik Cheny gobolada bariga dhexe gaar ahaan khalijka iyo israaill.