Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Tuesday, 23 April 2024

Dawladda Faransiiska Oo ka Careysan Markab Dalxiis Oo Looga Afduubay Xeebaha Soomaaliya

Saturday - April 5, 2008

Baris: Wasiirka arimaha dibada ee faransiiska Mr. Francois filon ayaa shaaca ka qaaday in markab laga leeyahay dalka faransiiska ay burcad badeed ka afduubeen isagoo maraya xeebaha u dhexeya soomaaliya iyo yemen.