Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Thursday, 25 April 2024

Sirdoonka Itoobiya Oo Ogaatay in Xeebaha Bariga ay Hub Uga Soo Dagaan Jabhada ONLF

Tuesday - April 8, 2008

Adisababa- Bosaso: Sirdoonka itoobiya ayaa in muddo ah ku raad joogay warbixin ay ka xigsatay rag ay ku qabatay dagaalkii jabhada xoreynta gobolka ismaamulka soomaali galbeed, warbixintaas oo ahayd in hubka jabhadu ku dagaalanto u ka soo dagao dekada bosaaso iyo goobo kale oo ku teedsan xeebaha bari.