Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Wednesday, 24 April 2024

Baarlamaanka Fedaraalka Oo Isku Raacay Baarista iyo Qodista Shidaalka Soomaaliya

Wednesday - April 9, 2008

Baydhabo - Shir u gudoominayey gudoomiyaha Golaha Baarlamaanka Soomaaliyed sheek aadan maxamed madoobe ayaa maanta ansixiyay sharcig la xariira qodista iyo baarist shidaalka soomaaliya kadib dood iyo falaaqeyn ay ku yeesheen Xarunta ADC ee Baydhabo.