Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Friday, 29 March 2024

Afduubayaashii Markabkii Faransiiska Oo Dibin Loo Dhigay

Friday - April 11, 2008

Gaalkacyo: Ciidamada Cirka iyo kuwa daladaha ku booda ee faransiiska oo ka soo ruqaansaday saldhiga magaaladda Jabuuti ayaa sii daba joog ah u duqeeyey burcaddi qafaalashada ku haysatay markabkii dalxiiska ee faransiisku lahaa, halkas oo sida la sheegay ay burcadii soo gaartey dhimasho iyo dhaawac.