Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Thursday, 28 March 2024

Dawladda Faransiiska Mooshin Ka Dhan ah Qafaalashada Maraakiibta Oo Ay Geyndoonta Golaha Amniga UN

Sunday - April 13, 2008

Baaris: Dawladda Faransiiska iyo Cidamadooda ayaa guul ka gaaray iney soo furtaan markabkoodii iyo baxaaridoodi lagu haystay xeebaha soomaaliya, halkaaso ay ku qabteen lix ka mid ah burcadi  afduubayaasha wax qafaashay iyo welib iyagi oo soo ceshaday lacgti madax furashada lahaystayaasha oo dhan hal malyan doolarka mareykanka.