Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Thursday, 28 March 2024

Nabadsugida" NSS" Oo Sheegtay Iney Su'aallo Weydiineyso Hogaamiye AL-Shabaab oo La Soo Qabtay

Sunday - April 20, 2008

Muqdisho : Dagaalkii ka socday Degmooyinka Huriwaa iyo Yaaqshiid ee Mogdisha ayaa la sheegayaa inu weli saaka meelo qaarkeed ka si socdo oo ay ka jirto dhimasho iyo dhaawac badan, dagaalkaas oo ahaa mid labada dhinacba ay si xoog ah u galeen waxaa ku naf waayey illa 40 qof oo u badan shacab agagaarkaas ka ag dhawaa.