Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Thursday, 28 March 2024

Xafiisyadii UNka Ee Qaabilsanaa Arimaha Soomaaliya Oo Loo Soo Rarayo Mogadisho

Thursday - April 24, 2008

Nairoobi: Warar la xaqiijinayo ayaa sheegaya in xafiisyadii Qaramada Midoobaey(UN) ee qaabilsana arimaha soomaaliya laga soo raridoono dalka keenya magaaladda Nairoobi, lana geyndoono soomaaliya, laakiin lama xusin saldhigooda meesha u noqonayo in kasto afku u badanyahay caasimadda mogadisho.