Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Friday, 19 April 2024

Dawladda Turkiga Oo Ku Gacanseyrtay Mareykanka in Hawadeeda Looga Duulo Iiraan

Thursday - April 24, 2008

Baris: Wargeysyada faransiiska ayaa maalmaahaan wax ka qorayey xiisadaha ka taagan dawlada mareykanka iyo iiraan oo ay aragtidooda ku shaandheynyaan dagaal dhex marikara labadaas dal wargeysyadaas oo warbixino badan ka kala soo aruursaday ilo muhim ah gaar ahaan xaruumaha gaashandjiga mareykanka iyo ciidamada illaalada ee iiraan ayey ku soo gabagabeeyeen in dagaalka u dhicidoono inta usan Mr. Buush xilka madaxtinimada mareykanka wareejin.