Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Friday, 19 April 2024

General Cabdi Qaybdiid Oo Dhiciseeyey Shirqool Loo Maleegaayey Madaxweynihiisa

Friday - April 25, 2008

Mogadisho: Warar lagu kalsoonaankaro oo laga soo xigtay saraakiil xigto u ah Genaraal Cabdi Qaybdiid ayaa sii dadban uga warbixiyey kulamo dhex maray genaraalkaas iyo koox isu soo bahaystay iney talo siyaan generaalkaas oo ay ula jeedeen iney ku kala go'yaan kalsoonida dhex taala madaxweyne Cabdulaahi Yuusuf iyo Generaalkaas Cabdi Qaybdiid.