Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Friday, 29 March 2024

Sarakiil ku Dhimatay Weerarkii Xalay Lagu Soo Qaaday Xaruntoodii

Sunday - April 27, 2008

Mogadisho: xalay fiidkii ayaa weerar lagu soo qaaday xarun ay ku shaqeeyaan saraakiisha taliska ciidamada xooga oo ku tala Villa Baydhabo, sido kale saraakiishaas waxa hooy u ahayd guryo aan ka fogeyn xaruntaas oo martida gali jireen waqtigi dawladdi hore.