Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Tuesday, 16 April 2024

Reer Galdogob Oo Ka Faramarooqsaday Askar Itoobiyaan Ah Oo Soo Afduubtay Niman ONLF

Friday - May 2, 2008

London: Hogaamiyaasha Jabhadda ONLF ee ku sugan gudaha itoobiya iyo dibadaba ayaa la soo xariiray bogaan websitka Galdogob Times oo mahadnaq u soo gudbiyey shacabka Reer Galdogob oo u gurmaday odayaal ka soo jeedda gobolka Ogadeen oo itoobiyaanka ay ka soo qafaasheen magaalada Gaalkacyo iyo Garowe horaanti asbuucan.