Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Tuesday, 16 April 2024

Gantaaladdi Ku dhacay Magaaladda dhuusamareeb Oo Cuduro ka Dhasheen

Monday - May 5, 2008

Dhusamareeb : War naga soo gaaraya magaaladda dhusa mareeb ayaa tilmaamaya in hubkii ay ku isticmaaleen mareykanka magaaladaas siiba Gantaalada meelaha fog-fog wax ka dila oo ay ku jiraan waxa loo yaqaano "Depleted Uranium" ama Uranium-ka la khafiifiyay ayaa meelahaas Gaarsiyey cuduro kala duwan.