Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Thursday, 28 March 2024

Kambyuutaro Laga Xaday Wasaaradda Arimaha Dibada Ee Mareykanka

Monday - May 5, 2008

Washintoon: Agaasimayaasha iyo maareeyaasha hawlaha Wasaaradda Arimaha Dibadda Mareykanka ayaa Muddooyinkan dambe ka walacsan kambyuutaro gacanta oo wasaaradda laga waayey ill haddana Aan la garaneyn sida ay ku maqanyihiin iyo gacanta ay gashay.