Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Tuesday, 23 April 2024

AL- Amiir Sheakh Amiin Barkhdle" daacad" Oo Dagaal Ku Dhintay

Thursday - May 8, 2008

Baldweyne: Wararka ka iimaanaya gobolka hiiraan gaar ahaan magaaladda baladweyne ayaa sheegaya in dagaal kharar u ku dhex maray shalay meel u dhaxeysa  garasiyaani iyo tuuladda nuur fanax ciidamada itoobiya iyo dagalyahaniin ku kacsan askarta itoobiyaanka iyo dawladda.