Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Friday, 19 April 2024

R/w Nuur Cade Iyo G. Gobolka Banaadir Maxamed Dheere Oo khilaafkoodii Markale Dusha U Soo If Baxay

Saturday - May 10, 2008

Mogadisho: Gudoomiyaha gobalka banaadir ahna duqa Magaalada Muqdisho Max'ed cumar Xabeb iyo raiisal wasaaraha ayaa mudooyinkaan dambe ka muuqatay khilaaf iyo muran gaarsiiyey heer ay isla gaaraan aflagaado ay labada dhinac isku tuur tuuraan.