Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Friday, 19 April 2024

Musllimiinta Ku Nool Dalka Talyaaniga Oo Dhawaan Laga Tarxiilidoono

Sunday - May 11, 2008

Italy-Roma: Dawladda cusub ee dhawaan laga dhisay dalka talyaaniga ee madaxda u yaha Mr. Berlaskooni ayaa wasiirkiisa sharciyada Mr. Roberto Kaldirooli u wacad ku maray inu dalka talyaaniga ka sifeyndoono dadka islaamka ku abtirsada haddi aysan aqoonsi sharciyeysan keeni waayaan oo u sii dhaqso ah u tarxiilidoono .