Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Wednesday, 24 April 2024

Natiijaddi Kulankii Maanta Ka Dhacay Madaxtooyada Somaalilaand

Friday - May 16, 2008

 Hargeysa :  Wararka ka iimaanaya magaaladda hargeysa ayaa tilmaamaya in Hoggaanka labada xisbi ee mucaaridka UCID iyo KULMIYE ay caawa fiidkii soo gebagebeeyen wadahadal fool-ka-fool ahaa oo ay ku yeesheen galabta Madaxtooyada hargeysa kadib markii u halkaas loogu sameeyey Qado.