Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Friday, 29 March 2024

Bulshaweynta Reer Galdogob: "Ogolaan Mayno Oo Diidnay Waxa Boosaaso Iyo Hargeysa Ka Socda"

Monday - May 19, 2008

Galdogob: "Ogolaan mayno oo diidnay waxa boosaaso iyo hargeysa ka socda" Sidaa waxay ka soo yeertay shir ay qaateen wax garadka iyo odayaasha bulshadda ku nool magaladda galdogob oo uga haddlay sida foosha xun ee lola dhaqmayo odayaasha ogaadeen ee ku kala nool Soomaalilaand iyo Puntlaand, waxayna ugu baaqayaan maamuladaas iney tixgaliyaan dhaqankii bulshada soomaali ka dhaxeeyey ee ahayd Darisnimada, Islaanimada,Soomaalinimada iyo Ehelnimada xidid iyo xigaalnimo iyo inta wanaagsan oo dhan.