Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Thursday, 28 March 2024

Isku Shaandheyn Golaha Wasiiradda Dawladda Oo Dhawaan La Filaayo

Tuesday - May 20, 2008

Mogadisho: War aan ka soo xiganay siyaasiyiin ka agdhaw Villa Soomaaliya oo magacooda codsaday inaan la xusiin ayaa sheegaya in waqtiyada soo socda la isku shaandheyndoono golaha wasiirada dawlada oo wasiiro la saluugsanyahay xilka looga xayuubindoono.