Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Friday, 19 April 2024

Obaama Oo Fiir Fiiro Ugu Jira Madaxweyne Ku Xigeen Tartanka Doorashada Ku Weheliya

Monday - May 26, 2008

Washintoon: Masuulliinta ka tirsan xisbiga dimoqaraadiga ee dalka mareykanka, ayaa shaaca ka qaaday in Barrack Obama oo ah musharaxa qarka u saaran in loo magacaabo musharaxa madaxweynaha xisbiga dimuqaraadiga uga qayb galidoona dooroshooyinka biisha november ee sanadkaan ka dhicidoona dalka mareykanka u hadda ku mashquulsanyahay sidii u soo xulan lahaa ciiddi u noqon lahayd madaxweyne ku-xigeen tartanka doorashada ku wehelisa.