Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Saturday, 20 April 2024

Cade Muuse" Biciidkaan Dilidoono Subagiisa Laga Dhargidoono,Saantiisana ay Goglandoonaan Reer P/lan"

Tuesday - May 27, 2008

 Bosaaso : Maamulka Cade Muuse Ee puntlaand ayaa waayahaan dambe ku mashquulsanaa sidii ay shidaal baaris uga sameyn lahaayeen cariga bari iyo nawaaxigeeda, illa iyo hadana dekada boosaaso waxaa ka soo degay shirkado shidaal oo qalabkooda xambaarsan oo ka hawl gali doona goobo cayiman siiba dhinaca Ufeyn.