Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Thursday, 28 March 2024

Maamulka Gaalkacyo Oo Ku Tala Jira Inu Furo Garoon Dayaaradeed Cusub

Saturday - May 31, 2008

Galkacyo: Wararka ka imaanaya magaaladda galkacyo ayaa tilmaamaya in maamulka gaalkacyo ay ku tala jiraan in dayaaradaha u weeciyaan garoon cusub oo dhawaan laga xaarxaaray degaan ku yaal "heema" oo gaalkacyo u jirta 20 Km xarunna u ah Sheekha caanka ku ah dariiqada Suufiyada  Sheekh Maxamed Sheekh Cabdulaahi baardheere.