Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Thursday, 28 March 2024

" Waa Banaantahay In La Casilo Sheekh Shariif" Sidaa Waxa Sheegay Sheekh Xasan Daahir Aweys

Monday - June 2, 2008

ASMARA - Hogaanka sare ee Isbahaysiga dib u xoreynta Somalia, garabka ku sugan Magaalada Asmara, ayaa mar kale ku celiyey inaysan wax natiijo ah kasoo bixi karin wadahadalada dalka Jabuuti, islamarkaana aysan la dhacsaneyn.