Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Friday, 29 March 2024

"Maanta, Maanta Waa Maalin Weyne Maanta" Waxaa qaaday Arday Xalay Daaweyneysey Guushi Obaama

Tuesday - June 3, 2008

Canada-America: Xalay meel walba ay joogaan ardada Soomaaliyeed gaar ahaan kuwa dhigta jaamacadaha dalalkaas ayaa laga soo sheegay in markii la iclaamiyey"nomination" guushi musharaxa xisbiga dimuqaraadiga Sen. Obama ay bilaabeen sawaxan iyo heeso hal kudhagoodu yahay"maanta maanta waa maalin weyne manta, maanta maanta madexeen banaane maanta" iyo ereyo kale oo taageeraya guushiisa.