Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Thursday, 28 March 2024

Wafuudi Shirka Jabuuti ka Qayb Gashay Oo Sacuudiga Looga Yeeray

Thursday - June 12, 2008

Saudi Arabia- Jidda: War ka soo baxay xafiiska Qaramada Midoobay u qaabilsan arrimaha Soomaaliya ayaa shaaca ka qaaday in xubnaha Dowladda KMG iyo Isbaheysiga ee heshiiska ku saxiixay dalka Jabuuti ay tagayaan magaalada barakeysan ee Makkah ee dalka Sacuudi Carabiya.