Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Thursday, 25 April 2024

Kudkude-yaashi "Shiikhyada" Dubai Oo Dhismayaal Aan La Mala-Awaalikarin Ku Faataa-Dhugleeynaya

Sunday - June 29, 2008

Dubai: Dabaq ama guri ayaa aduunkan laga dhisay nooc kasta leh, laakiin kan iminka laga dhisayo imaaradaas Dubai horay looma maqalin xitaa sheekana iska daaye, Magaalada Dubai oo ah magaalooyinka ugu casrisan dunidan oo ay ku noolyihiin ummad aan sidaas u badneyn ayaa si joogto ah dabaqyo badan oo midba midkii ka danbeeyey laga dhisa.