Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Tuesday, 23 April 2024

Baraarujinta Jimcaha " Noolaynta Sunnaha Nabi Maxamed "SCW"

Thursday - July 3, 2008

Sida caadada noo ahayd maanta oo jimco ah waxaa Baraarujintu la xariirta nooleynta sunnada nabiga "SCW ", waxaana ka mid ah:- Isgacanqaadka, ku Seexashada Dahaarada, Gacanta oo la leefo cunada dabadeed, Cabida oo lala fariisto, tasbiixida iyo takbiirta , Ducada xirashada maryaha iyo Midigeynta.