Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Thursday, 28 March 2024

Adeerow Joog Shabaab Kuma Hakado .. Is-Miidaamin Qarax Oo Ka Dhacday Xarunta Gobolka Banadir Iyo Gudoomiye Yariisow Oo Dhaawac Culus Ah

Wednesday - July 24, 2019


Warar is daba jooga oo soo dhacaya ayaa sheegaya in qarax uu maanta ka dhex dhacay gudaha xarunta gobolka Banaadir ee magaalada Muqdisho .. Qaraxa oo loo maleynayo inuu yahay is-miidamain uu sameeyey qof ku dhex jiray gudaha xarunta, ayaan weli laga hayn wax faah-fahain ah.

Warka ayaa intaa ku daraya in qofka la bartelmaansaday u ahaa gudoomiya gobolka banaadir mudane Yariisow iyo gudoomiyaal degmo oo halkaas ku sugnaa, waxaana la soo warinaaya in dadka goobta ku dhaawacmay u ka mid yahay Gudoomiyihi gobolka injneer Yariisow, waxaana warku si sheegaya in halkaas ay ka jiraan dhimasho iyo dhawac iyadoo wixii dhaawac lagula tacaalaayo isbitaalka digfeer ee Turkiga.

Sido kale waxaa ila xalay magalaada mogdisho iyo gaar ahaan agagaarka madaxtooyada ku soo dhacayey tiro madaafic oo ila laba jiho laga soo tuuray