Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Thursday, 18 April 2024

Balqiiso ILhaan: Dear Trump I Am Now At Dhulkeygi Hooyo Ee Afrika .. Afrika Dharag Lagama Waayine Oo Luul Iyo Dheeman Baa Ka Buuxa .. Dhulkeygi Harooyinka Iyo Bada Waa Ku Noqon

Tuesday - July 30, 2019


Wafdi xildhibaano ah oo ay hogaamineysay afahayeenka aqalka wakiilada Mareykanka Nancy Pelosi oo booqasho ku tagay dalka Ghana .. wafdigaan oo ay qayb ka ahayd Ilhaan Cumar ayaa maanta gaartay dalka Ghana, waxayna soo booqdeen qalcadda Elmina,oo ah goobtii dadka la adoonsado lagu sii ururin jiray inta aan loo qaadin Maraykanka iyo wadadmada reer galbeedka.

Wafdiga ayaa ka qaybgali doona xuska 400 sanno guuradii kasoo wareegtay markii kooxdii ugu horeysay ee dadkii addoonsiga loo qaaday ay gaareen dalka Maraykanka.

Ilhan Cumar ayaa kamid noqotay Xildhibaanada xiligan ugu saameynta badan Baarlamaanka dalka Mareykanka, waxa ayna Ilhan ku caan baxday hadalada kul kulul ay is dhaafsadaan Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump oo ay kaga qaylisiisay. 

ILhaan ayaa fariin u direysa Madaxweyne Trump oo u sheegeysa iney joogto dhulkeedi afrika kuna faraxsantahay Harooyinka Iyo Badaha ku yaal