Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Thursday, 28 March 2024

Sirdoonka Holand Oo Tababaraya Shimbiro La Dagalama Diyaaradaha Basaaska ( Eagles Tran To Attack Drones)

Thursday - Feb 4, 2016

Amsterdam-Dowlada Holland ayaa bilowday tababarka raxan shimbiro oo loo adeegsan-doono qaab Sirdoon, kuwaasi oo sidoo kale ka qeyb qaadan-doona la dagaalanka diyaaradaha aan duuliyaha laheyn ee xiliyada qaar ku soo xadgudba hawada dalkaasi.
 
Qeyb kamid ah shimbirahaani ayaa waxaa la siiyaa tababar suuragalinaaya in dhulka ay soo dhigaan Diyaaradaha basaaska ee aan duuliyaha laheyn.
 
Dowlada Holland ayaa qaati ka taagan diyaaradaha aan duuliyaha laheyn kuwaasi oo si sharci la`aan ku duulaya hawada dalkaasi.