Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Friday, 19 April 2024

Jeneralki Caanka Ahaa Ee Maxamed Aadan Bixi Oo Ku Geeriyooday Dalka Kanada Magalada Ottawa

Wednesday - November 13, 2019

Inaa Lilaahi Waa Inaa Ileyhi Raajiicuun .. Jeneral Maxamed Aadan Bixi ayaa ku geeriyooday dalka kanada- Ottawa kadib markii uu si lama filaan ah halkaas ugu xanuunsaday .. Geerida Jeneralka ayaa soo baxday xalay saacadihii dambe, balse maanta ayaa si rasmi ah loo shaaciyay inuu geeriyooday.
Jeneral Maxamed oo ka mid ahaa saraakiishi qaranka ayaa si weyn looga naxay,  wuxuu door weyn ku lahaa taariikhda milatariga Soomaalida oo uu safka hore kaga jiray, sidoo kale wuxuu taariikh weyn ku lahaa halgankii iyo gurmadki dib u dhiski ciidanka Somali kadib marki hagardaamadi iyo aafadi dagaalki sokeeye ku burburay, 

Hadaba Dhamaan saraakiisha hoos ku taxan oo ka tirsan ciidamada Qaranka waxay tacsi u dirayaan qoyskii, qaraabadii iyo dhamaan bulshada Soomaaliyeed ee gudo iyo dibada, waxayna illaahay uga baryayaan inuu naxariistii jano ka waraabiyo marxuumka iyagana samir iyo iimaan ka siiyo.  

1-General Bashiir Maxamed Jaamac ( Goobe)
2- General Bashiir Cabdi Ameeriko
3-Jeneral Muuse Xasan
4- Jeneral Maxamed Saalax
5- Jeneral Axmed Maxamed Carab
6- Jeneral Daahir A. Cilmi Indho-qarsho
7- Jeneral Cabdirisaq Khalif Cilmi
8- Jeneral Cabdi-xakim Daahir Saciid ( Saacid)
9- Jeneral Cabdiweli Jaamac Gorod
10-Jeneral Madey Nuur Ufurow
11- Jeneral Maxamed Cali Xaashi
12- Jeneral Maxamed Faarax Sarsar
13- Jeneral Axmed C/nuur Xaashi (A. Taajir)
14- Jeneral Axmed Jamcaale
15- Maxamed Jaamac Jilbo weyne
16- Jeneral Maxamuud Shiikh ( dable Pilot)
17- Jeneral Maxamed Cali Abukar
18- Jeneral Maxamuud Madoobe
19- Jeneral Maxamuud Qaafow
20- Jeneral Ibraahim Sh. Muxyadiin
21- Jeneral Cabdiraxmaan Sh. Ciise
22- Jeneral Axmed Shiikh Saalax
23- Jeneral Axmed Maxamed Sh. Xuseen (A.Dheere)
24- Jeneral Dr. Cabdulaahi Aadan Gaas
23- Jeneral Maxamed Aadan 
24- Jeneral C/Raxman Axmad Yare Xaaji C.